Xisbiga dhulka Hooyo waa urur siyaasadeed oo wadani ah oo aan lahayn afkaar qabiil iyo mid kooxeed, isla markaana aan ku dhaqmin falsafad siyaasadeed oo xag-jir ah.